Howlgal ay ka qeyb qaateen Ciidanka Danab oo Al shabaab badan lagu dilay oo...
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kumaandooska Gaarka ah ee Danab ay si wadajir ah howlgal qorsheysan uga fuliyay deegaanka Wayaanta ee Gobolka Jubbada...
Ciidanka booliska oo la wareegay guriga hooyooyinka
Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa la wareegay amniga dhismaha guriga hooyooyinka oo muddooyinki la soo dhaafay uu ka taagnaa muran u dhexeeya ururka haweenka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda arrimaha qoyska...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la kordhiyay maaddooyinkii ay imtixaanka ku gali jireen ardayda...
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la kordhiyay maaddooyinkii ay ardayda fasalka 12-aad ee dugsiga sare ku gali jireen imtixaanka shahaadiga ah, kuwaas oo horay u ahaa 11 maaddo.
Wasaaradda...
Faallo: Maxaa sabab u ah Qorsha la’aanta Hay’adaha dowladda Soomaaliya?
Qorshe la’aanta hay’adaha dowladda waxay ka mid tahay dhibaatooyinka ugu weyn ee saameeya hufnaanta iyo waxqabadka maamulka dowladnimada. Qorshe la’aanta waxa ay keentaa in adeegyada muhiimka ah ee bulshada aysan si...
Hay’adda Socdaalka oo been abuur ku tilmaamtay inay Baasaboorka Dalka loo diiday Ciidamadii Puntland...
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warar dhowaanahaan la isla dhex maraayay baraha Bulshada kaa oo ku saabsanaa in Ciidamadii Puntland ee kusoo dhaawacmay dagaalka Daacish ay...
Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in hub lala galo Xeebta Liido
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aamo culus oo ku saabsan nabad-gelyada magaala-madaxda dalka ee Muqdisho, waxaana go’aamadaas qeyb ka ah inaan hub lala gali karin xeebta Liido.
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: “XALKA COLAADDA DRC WAA IN UU KU SALAYSNAADAA IS-AFGARAD IYO NABAD”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga ahayn ee Dalladaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo Horumarinta Bulshada Koonfurta Afrika (SADC), kaas oo laga...
Waa maxay sababta maanta loo xiray suuqa weyn ee Bukaaraha maxaase ka ogtahay
https://youtu.be/FbGsNV8aDVw?si=iEcFMZXcF91W6UzZ
Wasiir Roobow “mar horaan ka toobad keenay Alshabaabnimo, haddana waan ku celinayaa”
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Muqtaar Roobow Cali oo qeyb ka ahaa shir jaraa’id oo qaar kamid ah Golaha wasiirradu ay qabtaan, islamarkaana ku saabsanaa la dagaalanka...
Maxaa laga yiri cuna-qabataynta uu Trump ku soo rogaya maxkamadda dambiyada caalamka ee ICC...
Maamulka madaxweyne Trump ayaa sheegay inay cuna-qabatayn saarayaan maxkamadda dambiyada Adduunka ee markii mageceeda la soo gaabiyo loo yaqaanno ICC.
Cunaqabteyntan ayaa isugu jirta xayiraad dhaqaale iyo fiisooyinka shakhsiyaadka iyo qoysaskooda maxkamadda...