Laftagareen oo isbeddal sameeyay kadib talaabo uu qaaday maanta
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta sameeyay isbeddal maamul, kadib tallaabo culus oo uu qaaday.
Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa xilalkii looga qaaday guddoomiyeyaashii...
ITOOBIYA oo war culus kasoo saartay go’aanka Somalia ee looga reebay…
Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay go’aanka Soomaaliya ee ciidanka looga reebay howlgalka cusub ee AUSSOM oo sanadka cusub ka bilaaban doonto gudaha dalka, kaas oo ay meel-mariyeen golaha ammaanka QM.
Wakiil u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka dagay Jabuuti
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dagay dalka Jabuuti, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay...
Dowladda Soomaaliya miyee ka xuntahay kareebida Ciidamada Etoobiya ee howlgalada Cusub
Sida aan ka daawanay shirka Qaramada midoobe waxaa la ansixiyey howlgalka AUSSOM oo noqanaya ciidamda Cusub ee lagu badali doono ATMIS hase ahaate shirkaas waxaa gabi ahaanba laga reebay ciidamda Itoobiya...
Warbixin: Goob aan Amni Ahayn Doorasho Qof iyo Cod Ah Kama Dhici Karto
Aqoonyahan Axmed Macallin Cali oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Koonfureed islamarkaana warbaahinta dayniile ugu warrmaya qadka qad-ka ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay in...
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La yeeshey Madaxweynayaashii Hore iyo Ku Xigeenadoodii
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulan wadatashi ah madaxtooyada kula yeeshay madaxweynayaashii hore, qaar kamid ah ku xigeenadoodii iyo guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada, Baashe Maxamed Faarax.
Kulankan oo lagaga...
Sheekh Shariif oo cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo geystay ciidamo ka tirsan Dowladda
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ay koox maleeshiyo hab qabiil u abaabulan ay ku dileen 7 askari oo ka tirsan ciidanka Qaranka...
Dagaal mar kale dib uga qarxay deegaanka Jiicbor
Dagaal ayaa ka socda deegaanka Jiicbor ee gobolka Mudug sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan.
Dagaalka ayaa ka bilowday dhul daaqsimeed muran xooggan uu ka taagan yahay.
Isbuucii hore ayaa...
Cumar Cabdirashiid: Waxaa la jiiray ‘khad cas’ taasi oo dhibaato u horseeday dalka
Siyaasiga Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo laba jeer dalka ka soo noqdey ra’iisal wasaare, ayaa muddo dheer kaidb ka hadley arrimaha siyaasadda ee dalka kadib markii uu ka aamusnaa 6-dii bilood...
Maxaa ka socda Isbitaalka Kamaal Cadwaan? Ciidamada Israel ayaa go’doomiyay isbitaalka tan iyo sabtidii
Waa kuwan waxa aad ogtahay inaad u baahan tahay inaad ka ogaato xaaladda hadda jirta ee xarunta caafimaadka, taasoo halbowle u ah nolosha falastiiniyiinta ee waqooyiga go'doonsan:
Ciidamada Israa’iil ayaa dab qabadsiiyay...