Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Ansixiyey Miisaaniyadda maamulka Gobolka Banaadir ee 2025
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa ka qeyb galay munaasabadda ansixinta miisaaniyadda maamulka gobolka Banaadir ee sanadka 2025, kadib markii maanta loo soo bandhigay xubnaha...
Mohamed Salah oo shaaca ka qaaday sida Virgil van Dijk uu ugu majaajilooday “ma...
Mo Salah ayaa ku jiray jawi kaftan ah kadib markii ay Liverpool 5-0 ku garaacday West Ham wuxuuna awooday in uu si kaftan ah dib u milicsado dooddii uu Jurgen Klopp...
Ilmihii lixaad oo qabow daran ugu dhintay Gaza
Ali al-Batran oo hal bil jir ah ayaa u dhintay xanuunka hypothermia oo ku jira Isbitaalka Martyrs ee Gaza ee Al-Aqsa maalin kadib markii walaalkii oo mataano ahaa uu isla sababtaas...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo burburiyay xaafada Buula Weekiyo ee Xamar jajab
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa saaka waabarigii hore howlgal culus ku qaaday degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ka sameeyeen howlgal burburin ah.
Ciidamada ayaa...
Ku dhawaad 100 ruux oo shil ku dhintay dalka Itoobiya
Dalka Itoobiya, ku dhawaad 100 ayaa la sheegay in ay ku dhinteen shil baabuur oo ka dhacay waddo ku taalla gobolka Sidama ee koofurta Itoobiya.
Sarkiisha gobolka iyo kuwa xaafimaadka ee Isbitaallada...
Ciidamo ku hayb ah Madaxweyne Xasan sheekh oo qafaal ku bilaabay Safaradeyda Beesha Murusade
Sida aan ku helayno warar sugan ayaa sheegaya in maalmihii lasoo dhaafay afduub iyo khafaalasho laga bilaabay deeganada galgaduud, waxaan falkaas ku kacaayo ciidamo qaab qabiil u abaabulan oo ku hayb...
Madaxweynihi hore ee Mareykana Jimmy Carter oo geeriyooday
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa Axaddii shalay ku geeriyooday xarun lagu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka.
Carter oo ahaa...
Sheekh Aadan Madoobe oo kullan deg deg ah isugu yeeeray guddiga joogtada ee BFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn ee Guddiga Jogtadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaal beeled ka dhacay gobolka Mudug
Waxaa maanta degan xaalada deegaanka Jiicbor ee Galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo maalmahii lasoo dhaafay ka dhaceen dagaal beeleedyo khasaare kala duwan geystay.
Dagaalada ayaa ahaa kuwa u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed...
Culumada Soomaaliyeed oo ka digay sii socoshada dagaal Beeleedyda ka socda Gobolada Dalka
Qaar kamid ah Culumaaudiinka Soomaaliyeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay dhiiga ku daadanaya gayiga Soomaaliya gaar ahaan Gobolada ay ka soconayan dagaal Beleedyada iyo...