Soomaaliya iyo Ukraine oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Danjire Axmed Maxamuud Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Ukraine, Andrii Sybiha.
Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin...
Booliiska Somaliland oo Qaadaya Hawlgal Lagu Burburinayo Kooxaha Ka Ganacsada Maandooriyaha
Ciidamada Booliiska Somaliland oo kaashanaya Wasaarada Diinta iyo Awqaafta iyo culumada, ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan hawlgal lagula dagaalamayo kooxaha ka ganacsada maandooriyaha.
Gaashaanle Sare Cabdicasiis Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan, oo...
Ciidamada Boliiska Jubbaland oo gacanta ku soo dhigay haweeney dishay ninkeeda
Taliska Ciidamada Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyay haweeneey la sheegay in ay ninkeeda ku dishaya xaafadda Farjanno ee waaxda dalxiisaka ee magaalada Kismaayo.
Haweeneyda la soo qabtay ayaa...
Jeneraal Odowaa: Dalka Gobanimo iyo Horumar ma gaarayo inta ay argagaxiso joogto
Jen. Odowaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hadlaya howlgallada ka socda qeybo kamid ah Puntland, ee lagula dagaalamayo Daacish iyo Al-Shabaab.
Isagoo ciidamada dowladda kula hadlayay jiida hore ee...
Israa’iil iyo Xamaas oo gaaray heshiis xabbad joojin ah iyo dabaaldegyo ka socda Qasa
Ra’iisul wasaaraha dalka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay heshiis xabbad-joojin ah oo ay wadajir u gaareen Xamaas iyo Israa’iil.
Qatar, Masar, iyo Mareykanka...
war deg deg ah Israa’iil iyo Xamaas oo ku heshiiyey xabbad-joojin ku heshiiyey
Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin billaabanaysa Axadda si loo joojiyo dagaalka ba’an ee 15-ka bilood ah ka socday Qaza, Ra’iisul Wasaaraha Qatar ayaa sidaas yidhi.
Ra’iisul wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed...
Qatarta Soomalida iyo Baraha Bulshada iyo Dad madaxda looga jira oo looga faaideysto
https://youtu.be/dGeNnF1i37M?si=BSfTICnYNpwP2jZ5
Qatarta Soomalida iyo Baraha Bulshada iyo Dad madaxda looga jira oo looga faaideysto
https://youtu.be/dGeNnF1i37M?si=Vyf3FTLA8TY_Rgkb
Xasan Sheikh,Fiqi iyo Sheikh Shariif oo weerar Afkaa ku qaaday Dowlada Etoobiya Iyo Abi...
https://youtu.be/3WTtjjyVExU?si=rfwYHWaUtq53apdS
Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed oo uu Sacuudigu maalgalinayo.
Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed oo uu Sacuudigu maalgalinayo.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula...