Advertisement

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo booqday furimaha hore ee Ceeldheer

0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer uu ugu kuurgelayo xaaladooda ugu tagay Ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada dadka degaanka ee ka hawlgala degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.   Taliyaha...

Dhaca dhulka Danta guud oo si xoowli ah uga socda magalada Muqdisho iyo xeebta...

0
https://youtu.be/CPtzxLJrXMk?si=-h4qh7oW3YwrF7p_

Ciidanka Masar ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM oo Soomaaliya kusoo wajahan

0
Howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM oo laga bilaabayo Soomaaliya 1-da Jannaayo 2025, ayaa noqday mid ay ku tartamayaan dalal kala duwan oo gobolka ah. Masar ayaa qorsheynaysa inay ciidamo...

Israa’iil oo 17 qof ku dishay Qaza, iyada oo weerartay magaalooyinka Daanta Galbeed maalintii...

0
  Ciidamada Israel ayaa howlgalo ka wada Daanta Galbeed ee la heysto iyadoo duqeymaha Gaza ay socdaan maalinta sanadka cusub, iyadoo ugu yaraan 17 falastiiniyiin ah lagu dilay waqooyiga Jabalia iyo xerada...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay shaqalaysiinayso inay sanadkan 2025 ka badan 151 kun oo...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay sanadkan cusub ee 2025 ay qorshaynayso inay inay shaqaalaysiiso in ka badan 151 kun oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan ayaa...

Naciimo Abwaan Qorane oo lagu xiray Hargeysa

0
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa waxay sheegayaan in Ciidanka Sirdoonka ee Somaliland ay Madaarka Hargeysa ku xidheen Naciima Abwaan Axmed Qorane, xilli ay maanta gelinkii dambe ka degtay halkaasi. Ma jiro war...

Madaxweyne Qoor Qoor ” Galmudug waa u diyaar qabashada Doorasho Qof iyo Cod”

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galmudug ay diyaar u yihiin inay ka qabsoomto Doorashada Qof iyo Cod. Qoor Qoor waxa uu ku...

Madaxweyne Mustafe Cagjar ” Kooxo Fitna wadayaal ah dhibaato ay gaysteen ayay ku dhacday...

0
Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa maanta markii u horreysay ka hadlay arrintii dhawaan ka dhacday Dacawaley, isagoo la hadlayay Shacabka magaalada Shinniile ee gobolka Siti oo maanta uu booqasho...

Taliyaha NISA oo gaaray Degmada Maxaas

0
Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Safarkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xallinayo khilaafaadka ka dhashay dilkii todoba askari...

Warbixin: Afrika 2024: Sanadkii Cimilada Adag, Colaadaha Hubeysan, Cudurrada faafa iyo shilalka tahriibka

0
Afrika waxay wajahday dhibaatooyin aan horay loo arag sanadkii 2024, iyadoo isbeddelka cimilada, dhacdooyinka tahriibka, cudurka mpox, iyo colaadaha hubeysan ay burburiyeen qaaradda isla markaana halis geliyeen nolosha iyo nolol-maalmeedka malaayiin...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best steam irons we’ve tried and tested in 2024

0
Finding the satisfactory steam iron in 2024 can be a frightening assignment given the myriad of options to be had within the market. Whether...