Guddiga doorashooyinka oo la filayo inay maanta ku dhawaaqaan hab-raaca doorashada qofka iyo codka...
Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa goordhow la filayaa in ay ku dhawaaqaan habraaca iyo hannaanka loo mari doono doorashada qof iyo codka ee ay dowladdu horay u sheegtay inay...
Dhowr qodob oo ka hortaagan in Soomaliya hesho dowlada la jaan qaado Aduunka
https://youtu.be/3s9mJatZQ18?si=SToIeXGpGmNUuvBI
Ku dhowaad 100 Falastiiniyiin ah oo laga soo daayay Xabsiyada Israa’iil
Ayadoo uu saacado ka hor si rasmi ah u dhaqan-galay heshiiskii xabbad-joojinta Qasa ayaa xabsiyada Israa’iil laga soo daayay 90 qof oo Falastiiniyiin ah, waxayna dib ula midoobeen qoyaskooda.
90-kan maxbuus ayay...
Madaxweynaha Somaliland oo Soo Dhaweeyay in Maraykanku uu Xafiis Dibulumaasiyadeed Ka Furto Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa soo dhaweeyay dadaallada aqoonsi raadinta Somaliland ee ka socda golayaasha Maraykanka.
Madaxweyne Cirro ayaa ka mahadnaqay dadaallada ay Guddida Gaar ka ah ee Koongareeska u...
Wasiirka Beeraha XFS oo shir looga hadlayey horumarinta Beeraha uga qeyb galay Dalka Jarmalka
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa magaalada Berlin ee caasimada dalka Jarmalka kaga qeyb galay Shir ku saabsan horumarinta Beeraha.
Wasiirka ayaa intii...
Xildhibaan Axmed Madoobe ugu hambalyeeyay safarka uu ku tagey Kenya
Xili uu shalay safarka ugu ambabaxay Madaxwaynaha Jubaland Ahmed Maxmed Islaam dalka Kenya, dowlada Soomaaliya ay qaadey tallaabo uga jawaabeyso arintaas, iyadoo u yeertay safiirka Kenya u fadhiya Muqdisho.
Dowladda ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay magaaladda Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay xaalado haatan degan tahay kadib markii uu xalay iska hor imaad kooban ku dhexmaray magaalada labo beelood oo...
Diyaarad laga leeyhay Kenya ayaa markale Masuul Jubalaand ka tirsan goor dhaw garoonka Kisaamyo...
Diyaarad Ciidan oo ay leedahay dowladda Kenya ayaa goordhow Garoonka Kismaayo ka qaaday mas’uuliyiin katirsan Jubbaland waxayna ka dejisay degmada Doolow ee gobalka Gedo.
Kenya, ayaa maalintii shalay aheyd Kismaayo diyaarad gaar...
Maqaal: Wasiir dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa loo magacaabay wiil uu dhalay xil muhiim &...
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari , ayaa wiil 22-sanno jir ah uu dhalay waxaa loo magacaabay Agaasimaha waaxda Sharciyada iyo heshiisyada Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kaddib markii Abshir Bukhaari...
Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ?
Caalamka
Jannaayo 19, 2025
Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo dagaal lagu hoobtay uu ka socday halkaas.
Dhexdhaxaadiyaasha...