Advertisement

faalada toddobaadka Soomaalida & fahamka Dowladnimada

0
https://youtu.be/0WSpQCrQvOQ?si=stRAQfDe1fvGKbzo

Gobalka California oo ka kacay dab xoog leh oo aan horey loo arag

0
Dab xoog leh ayaa tan iyo Taladadii ka socda hareeraha magaalada Los Angeles ee dalkan Mareykanka. Shan qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, waxaana ku basbeelay 1,000 guri. Goobo ganacsi ayaa...

Muqdishu iyo guud ahaan gobalada dalka qaar oo laga dareemay amni iyo Shabaab la’aan

0
Muqdisho, waxay ku jirtaa xaalad nabad galyo ah, halistii Khawaarijta ayaa hoos loo dhigay sanadihii lasoo dhaafay, kadib markii ay dowladda Soomaaliya ku qaaday dagaal militeri, mid dhaqaale iyo mid dhanka...

Maraykanka oo ka hadlay weerar duqayn ah oo lagu dilay 10 ka mid ah...

0
Howlgalka Africom ayaa shaaciyay in weerar dhinaca cirka ah oo ay codsatay dowladda Soomaaliya lagu dilay 10 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Beer Xaani oo 35 km waqooyi...

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Puntland

0
Wasaaradda Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si faahfaahsan u sharraxday qorshaha loo qaybiyey 26 Cagaf oo Bangiga Aduunka ugu deeqay beeraleyda Soomaaliyeed, si loo dhiirrigeliyo koboca beeraha iyo taageerada...

Madaxweyne Xasan oo booqasho ku tagaya Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu booqasho rasmi ah ku tago gobolka Hiiraan si uu uga shaqeeyo xal u helidda khilaafaadka muddada dheer ka dhex...

Maxaa looga hadlay kulanka agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo danjiraha Mareykanka ?

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya mudane Mustaf Dhuxulow oo ay wehliyaan Agaasime Waaxeedyada Hay’adda ayaa kulan la qaatay safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Richard H. Riley. Kulanka...

faalada toddobaadka Soomaalida & fahamka Dowladnimada

0
https://youtu.be/0WSpQCrQvOQ?si=MSbaQoyrdm_aL0is

DAAWO: Gudoomiyaha Degmada Holwadaag oo Dib u habeyn ku bilaabay Warta-caga dhiig muddo sanado...

0
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose iyo Degmada Howlwadaag gudoomiyaheeda oo howlo dib u hagaajin ah ka wada biyo qabadka cagga-dhiig ee Degmada Howlwadaag. Halkaan hoose ka daawo waxqabadka Gudoomiye Bashiir Cabdi

Qabyaalada iyo Doorka ay ku leedahay Siyaasada Dalka Somaliya

0
https://youtu.be/7FV52gjEMTQ?si=jxO949Yy3oYiHd0f
- Advertisement -

APLICATIONS

Dowlada Soomaliya oo 3000 Ciidamo Etoobiyaan ah u ogolaatay Soomaliya iyo...

0
https://youtu.be/Ip5dSOqf1Pc?si=F3PID-u-fmDHzMmX