Askar ku soo dhaawacantay dagaalka Daacish oo loo qaaday dalka Itoobiya
Puntland ayaa dalka Itoobiya u qaaday qaar kamida askartii ku dhaawacantahay dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari.
Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa askartan...
Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo maalintii labaad ka dhacay gobolka Gedo
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maalintii labaad ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Dagaalka ayaa lasoo wariyay inuu maanta ka dhacay duuleedka magaalada...
Maxaa laga ogyahay shaqaaqadii ka dhacday deegaanka Jasiira ?
Inta la xaqiijiyay ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay israsaasayn deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ku dhex martay ciidamo boolis militaaro ah iyo kuwo maamulka deegaanka, sida uu sheegay guddoomiyaha...
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Amiirka dowladda Qatar oo ka wada-hadlay xoojinta xariirka labada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Tamim Bin Hamad Al Thani.
Labada hoggaamiye ayaa si qoto dheer uga wada hadlay...
Maxaa laga ogyahay shir madaxeedka Caalamiga ah ee Imaaraadku Soomaaliya iyo Soomaaliland sidii laba...
Magaalada Dubai waxaa ka socda shir caalami ah oo maalintii labaad galay, kaas oo ay dowladda Isku tagga Imaaraadka carabtu abaabulkiisa leedahay, islamarkaana ay ka qeyb-galayaan in ka badan 150 dal.
Shirkan...
aamulka Somaliland waa markii koowaad ee ay shirkan madaxda caalamka oo Dhani isugu imanayso...
Maamulka Somaliland waa markii koowaad ee ay shirkan madaxda caalamka oo Dhani isugu imanayso lagu Soo casuumo waana dursad dahabiya.. aqriso oo dhamayso
Shirka caalamiga ah ee World Government Summit ee lagu...
Guddomiye Gobalka Banaadir “Magaalada Muqdisho waa in ay noqoto Dawlad Goboleed buuxda oo waajibaadkeeda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir, ayaa ka qeyb galay Shirka La-tashiga Hay’adaha Dastuurka ee heer Dowlad Goboleed iyo Maamulada kale ee dalka.
Shirka ayaa waxaa looga hadlaayay...
Madaxweyne Xasanow ma heli doontid awood aad ku xirto inta kaa fikir duwan,Qoryo ayaa...
Siyaasiga Cabdullahi Sheekh Xasan ayaa si kulul u dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in uusan heli doonin awood uu ku xiro dadka ka aragti duwan. Wuxuu sidoo kale xusay...
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirkooda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay, wafdi Turki ah oo uu hoggaaminayay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda, Prof....
Maamulka Puntland oo Gacanta ku dhigay Dukumitisyo cadaynayo in Ajaaniib Daacish ah Dagaal kula...
https://youtu.be/ZCeUo4LODPk?si=Jnl9vyhAfwEOLRWA