Advertisement
Home Blog Page 366

Gudoomiye Adan Madobe oo Dalka ku soo laabtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo dalka...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Dagaalyahannada Xamaas ayaa gantaallo iyo hoobiyeyaal ku garaacay ciidamada Israa’iil iyo taangiyo xilli ay gudaha u galeen magaalada Rafah ee koonfurta Qaza iyadoo...

Ra’iisulwasaaraha oo kulan soo dhaweyn ah Caawa loogu sameeyay Xaafada Islii-Nairobi+Sawirro

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mida Golihiisa Wasiirada ayaa caawa xaflad soo dhaweyn ah waxaa loogu sameeyay xaafada Islii-Nairobi ee Xarunta Kenya. Xaflada waxaa...

Xam,ze oo Nairobi kaga qeybgalay looga hadlaayay nabadeynta Koonfurt Sudan+SAWIRRO

0
Nairobi, 09, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda ee South...

Isbitaalka Guled oo u dabaaldegay sanadguuradii 22aad, soona bandhigay waxqabadkiisa+SAWIRRO

0
Waxaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayey sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay aasaaska Isbitaalka taqasusiga ah ee Guled, isla...

Kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyada oo la soo...

0
Askarta Booliiska Dowlada Somalia ayaa maanta soo qabtayu kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyo ka mida kuwa A iyo B-da ee Maamula...

Madaxweynaha Ruushka oo ka digay Dagaal Caalami ah

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Ruushka  Vladimir Putin ayaa maanta ka digay in dunidu wajaddo dagaaal caalami ah xili uu heegan geliyay ciidamadiisa Nukliyeerka "Sida hada ii muuqata ...

Booliiska Somaliland oo soo qabtay wiil dil ka gaystay Hargeysa

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa saaka aroortii soo qabtay xabsigana dhigay wiil 17 jir ah oo Magaalada Hargeysa xalay waqti danbe ku dilay...

Dowlada Somalia codsatay in la xiro Xafiiska UNSOM

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qoraal ka soo baxay Wasaarada arimaha dibada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Hay'ada Qaramada Midoobe waxaa loogu gudbiyay dalab ah in la xiro Xafiiska...

Nin shacab ahaa oo lagu dilay deegaanka Ceelasha biyaha

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Nin burcad ah ayaa la soo sheegayaa inuu nin shacab ah maanta  ku dilay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dadka meesha ka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best hair straighteners we’ve tested

0
The Best Hair Straighteners We've Tested in 2024: Tame Frizzy Hair in a Flash Looking to attain easy, smooth, and directly hair effortlessly? You've come...