Advertisement
Home Blog Page 362

Muuse biixi iyo wasiiradiisa oo maanta meel-mariyeen Gobol cusub

0
Shir ay yeesheen Wasiirada Maamulka Somaliland uuna shir gudoominaayay Madaxweynaha maamulkaasi Muuse biixi ayaa maanta lagu meel mariyay aqoonsiga Gobol cusub oo lagu magacaabo...

Maxay ka wada hadleen Gud. Aqalka sare iyo safiirka Sacuudiga+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda...

Muxuu yahay howlgalka la mahdiyay ee Kumaandooska Gor-Gor ay ka...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Somalia ee Gor-Gor ay fuliyeen Howlgal la mahdiyay. Ciidamada ayaa howlgalkaan oo ka...

Booliiska Xamar oo soo qabtay Burcad Mobile-da dhici jirtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-.Ciidamada Booliiska Degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho  ayaa gacanga ku soo dhigay laba nin oo ku eedeysan inay hub  ku dhici jireen shacabka...

Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle oo maanta la caanashibay+SAWIRRO

0
HALGAN (DAYNIILE.COM)-Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle ayaa maanta lagu caana-shubay Deegaanka Daaro-Ugaas oo hoos taga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan. Munaasabada Caana shubka Ugaas Yuusuf Ugaas...

Recep Tayyip Erdogan “way kala cadaatay cida nabada diidan Xamaas iyo...

0
ISTANBUL (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Xamaas aqbashay qorshaha xabad joojinta iyo nabadeynta ay wadeen Masar iyo dalalka kale. Israa'iil ayuu...

Wararkii ugu danbeeyay ee xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dib u cusbooneysiiyay baaqiisii ​​ahaa xabad joojin degdeg ah oo bini'aadantinimo oo laga hirgeliyo marinka...

 NISA oo weerartay oday-dhaqameed hubeysan oo ka tirsan Beesha Muddulood

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia ayaa la soo sheegayaan inay caawa xoog ku galeen guriga Wabar Socdaal oo ka...

Darawal gaarigiisu wabiga ku dhacay oo maydkiisa la helay 9 maalin...

0
KUTUS (DAYNIILE.COM)-Mid ka mid ahaa darwalada baabuurta ee ismaamulka Kirinyaga ee  dalka Kenya ayaa meydkiisa la helay 9 maalin ka dib markii gaari uu ...

Madaxweynaha oo xariga ka jaray xarunta keydka Gaaska cuntada lagu karsado+SAWIRRO

0
Muqdisho, May 12, 2024; Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya ee Benaadir, taasi...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best steam irons we’ve tried and tested in 2024

0
Finding the satisfactory steam iron in 2024 can be a frightening assignment given the myriad of options to be had within the market. Whether...