Advertisement
Home Blog Page 361

Dowlada Sucuudiga oo hakisay Xukun dil ay ku fulin rabtay nin...

0
Dowlada Kenya ayaa daqiiqadihii ugu danbeeyay waxay joojisay xukun dil ah oo ay ku fulin rabtay nin Kenyaan ah oo  oo lagu magacaabo Stephen...

Madaxweynaha Somalia muxuu ka yiri Ugaaska Beesha Xawaadle ee Maanta la...

0
Muqdisho, Maajo 13, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble...

Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowladda Federaalka...

Lafta-gareen iyo Qoor Qoor oo Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay+SAWIRRO

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Koonfur-Galbeed Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor iyo C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen. Wasiiro Dowlada Somalia ka...

Madaxweynaha Puntland oo Garowe kula kulmay Safiirka Sweden+SAWIRRO

0
Garoowe : 13, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga...

Muuse biixi iyo wasiiradiisa oo maanta meel-mariyeen Gobol cusub

0
Shir ay yeesheen Wasiirada Maamulka Somaliland uuna shir gudoominaayay Madaxweynaha maamulkaasi Muuse biixi ayaa maanta lagu meel mariyay aqoonsiga Gobol cusub oo lagu magacaabo...

Maxay ka wada hadleen Gud. Aqalka sare iyo safiirka Sacuudiga+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Somaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda...

Muxuu yahay howlgalka la mahdiyay ee Kumaandooska Gor-Gor ay ka...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Somalia ee Gor-Gor ay fuliyeen Howlgal la mahdiyay. Ciidamada ayaa howlgalkaan oo ka...

Booliiska Xamar oo soo qabtay Burcad Mobile-da dhici jirtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-.Ciidamada Booliiska Degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho  ayaa gacanga ku soo dhigay laba nin oo ku eedeysan inay hub  ku dhici jireen shacabka...

Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle oo maanta la caanashibay+SAWIRRO

0
HALGAN (DAYNIILE.COM)-Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle ayaa maanta lagu caana-shubay Deegaanka Daaro-Ugaas oo hoos taga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan. Munaasabada Caana shubka Ugaas Yuusuf Ugaas...
- Advertisement -

APLICATIONS

Dowlada Soomaliya oo 3000 Ciidamo Etoobiyaan ah u ogolaatay Soomaliya iyo...

0
https://youtu.be/Ip5dSOqf1Pc?si=F3PID-u-fmDHzMmX