Xukunka Sayid Cali oo maanta la shaacinaayo
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta Go'aan kasoo saareysaa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka uu ku eedeeyay...
Fahad Yaasiin oo is bar bar dhig ku sameeyay Dowladii Farmaio...
Fahad Yaasiin oo ahaa Agaasimihii hore ee sirdookka Qaranka ayaa mar kale baraha bulshada soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo Dowladii uu ka tirsanaa...
Al-shabaab isku soo dhiibay ciidamada Dowlada.
Dagaalame ka tirsan Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Milatariga Somalia gaar ahaan qeybta 60--aad.
Ninkaan oo lagu magacaabo Adan Isaaq Iidoow islamarkaana Alshabaab looga...
Taliye Sulub oo Galabta booqday Akadeemiyada Boliiska Gen. kaahiye+SAWIRRO.
PTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Galabta Kormeeray Ciidan Ku Xareysan Akadeemiyada Boliiska Gen. kaahiye.
Kormeerka Taliyaha Ciidanka Booliiska S/guuto Sulub Axmad...
Gud.Hay’ada maareynta masiibooyinka oo la kulmay hay’ad Caalami ah +SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha cusub ee Hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development...
Laba fal oo dil ah oo Muqdisho ka dhacay
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Laba dhacdoo oo dil ah ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho kuwaasoo loo wada geystay dumar.
Gabar Jaamacad dhiganeysay ayaa saaka lagu dilay Muqdisho iyadoo...
Wasiir Fiqi oo shir kaga qeybgalaya Dalka Baxreyn
Manama, May 14, 2024 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay...
Maxay yihiin Ciidamada furinta laga soo saaray kadibna la eryay?
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qaar ka mida Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ka soo muuqday baraha bulshada iyagoo dacwa ka ah Dowlada Faderaalka Somalia gaar ahaan hogaanka Ciidamada.
Ciidamadaan...
Shirka Golaha Wada-tashiga oo goor dhaw ka furmay Muqdisho+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furmay shirka Golaha wada-tashiga Qaran kaasoo uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.
Kulankaan waxaa shir...
Kooxo Tooreeyo dhac ku geysanayay oo la soo qabtay+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay kooxo tooreey ku hubeysnaa oo dadka shacabka ah ka dhacaayayay Mobile gacmeedyadooda.
Kooxahaha burcad ah...