Hay’ada Taya-dhowrka oo mar kale bur dhacay ku qabatay Dekada Muqdisho+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hay'adda Tayo-dhowrka ee Dowlada Soomaaliya ayaa mar kale waxay maanta gacanta ku dhigtay bur qoyan oo ah waqtigiisu dhacsan yahay.
Burka maanta la qabtay...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 15 May, 2024.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadli doono arrimaha...
Madaxweyne Xasan “hadii dhalinyarada hore loogu dhaliilay inay dalka burburiyeen hadana...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa sheegay in dhalinyaradu doorka ugu...
Taliyaha Milatariga Somalia oo la wareegay Gaadiid Dagaal oo Mareykanku ugu...
Sida lagu baahiyay Tv-ga Qaranka Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu...
Reysal wasaare Dal reer Yurub ah oo la toogtay iyo ciidamada...
HANDLOVA (DAYNIILE.COM)-Reysal wasaariha Dalka Slovakia ayaa la soo sheegayaa in la toogtay xili uu ka soo baxay xafiiskiisa islamarkaana gacan qaadayay dad shacab ah.
Masuulkaan...
Shirkii Golaha wada-tashiga ee maanta maxaa looga hadlay
Muqdisho, 15 May 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda...
Qeybtii ugu horeysay Xujey Somaliyed oo goor dhaw gaartay Sucuudiga+SAWIRRO
Soomaalidii ugu horeysay oo Xujey ah ayaa goor dhaw gaartay Magaalada Madiina ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Allaha ka aqballee Xujedaan oo la soo dhaweeyay ayaa...
Gudoomiye Aadan Madobe oo booqday Baarlamaanka Jabuuti
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta booqday Xarunta Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti.
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka dalka...
Ra’iisulwasaaraha oo dhalinyarada ugu Hambalyeeyay xuska maalintooda
Waxaan hambalyo u dirayaa dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta xusaya sanad guuradii 81aad ee aasaaskii Ururkii gobonnimo doonka ee SYL, kuwaas oo baal dahab ah...
Wax ka ogow qodobka fashiliyay dadaalkii abuukaate Xalane uu ku bad...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Abuukaate Cali Xalane oo ah qareenka u dooddaya Sayid Cali Macalin Daauud oo maanta mar kale dil lagu xukumay ayaa ka hor yimid...