Advertisement
Home Blog Page 355

Ganacsato iyo shacab ka badan 50 ruux oo lagu xiray Saldhiga...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa qaaday talaajooyin uu ku hagaajinayo bilicda laamiga iyo goobaha ganacsiga ee Degmadaasi. Howlgal uu hogaaminayo Gudoomiyaha ayaa...

Muxuu yahay shirka kale ee Baydhabo uga furmay Dowlada iyo Maamul...

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Magaalada Baydhaba oo ah Xarunta Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur-Galbeed ayaa waxaa ka furmay maanta shir u dhexeeya Dowlada Soomaaliyeed iyo Maamul Goboleedyada...

Xiisad cusub oo ka dhex qaraxday Dowlada Somalia iyo Maamulka...

0
War ka soo baxay dhanka Maamulka Puntland ayaa lagu eedeeyay Dowlada Somalia gaar ahaan wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta ineysan si cadaalada u qeybin...

Ra’iisulwasaare Xamze oo madax kala duwan kula kulmay Dalka Baxreyn

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dalka Baxrayn kaga qeyb galaya Meertada 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta, ayaa kulan...

Dowlada Shiinaha oo lagala hadlay joogteynta taageerada Somalia+SAWIRRO

0
Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somaliya Mudane Bashiir Macallim Cali ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay sii-hayaha Safaaradda...

Odey loo heysto la shaqeynta Alshabaab oo la xukumay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Maxkamada Gobolka Banaadir waxaa maanta la soo taagay eedeysane lagu magacaabo Cali Xuseen Isaaq kaasoo loo heysto la shaqeynta kooxda alshabaab. Dacwad oogayaasha...

Taliye Sulub oo shir gudoomiyay kulanka Amniga Qaranka+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Shir Gudoomiyaya Shirka Amniga Dalka Gaar ahaan Caasimada oo Mudooyinkii Dambe Wanagsanaa Amnigeeda, Ugu Horeetii Mar...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa ugu...

SAWIRRO: Shirka Golaha wada-tashiga iyo xubnaha cusub ee saaka ku soo...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Saaka maalintii 3-aad ka socda Madaxtooyada Soomaaliya shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeya Dowlada Somalia iyo Mdaxada Maamul Goboleedyada Dalka. Shirka oo...

Dileita Mohamed Dileita oo Xalag Casho sharaf u sameeyay Adan...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay lagu casuumay Casho Sharaf uu u sameeyey Gadoomiyaha Baarlamanka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best carpet cleaner 2024: Tried and tested models for stains, grime...

0
The Ultimate Guide to the Best Carpet Cleaners of 2024 Keeping your carpets clean is critical for a wholesome and aesthetically attractive domestic. With endless...