Advertisement
Home Blog Page 354

Xujeyda Soomaaliyeed oo maanta booqdeen Masjidka Nabiga NNKH +SAWIRRO

0
Xujeyda Soomaaliyeed ee maalmo ka hor gaareen Kacbada si ay usoo gutaan acmaasha Xajka ayaa galabta waxay gaareen Magaalada Madiina Al munawara xili ay...

Dowlada Somalia oo ka tacsiyeysay geerida Jan. Muxyadiin Sh. C/xakiim Sayid...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada F aderaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Tacsi u diray qoyska, qaraabada, ciidamada Xoogga Dalka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee...

Maxay tahay sirta uu ka shifay Xamze Barre ee ku saabsan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo maalmihii ugu danbeeyay shir carbeed kaga qeybgalayay Dalka Baxreyn ayaa ka shifay sir ku saabsan qorshaha...

Siyaasiga Cali Yare iyo Qoraal Cajiiba uu ka sameeyay shirkii usoo...

0
      =WAXAA QOREY SIYAASIGA CALI YARE CALI = NUXURKA SHIRKII GOLAHA WADATASHIGA. Aan joogo muddo dheer idinkuna jooga Inaan sidaas ku heshiinnay yaan...

Shirkii Golaha Wada-tashiga oo laga soo saaray war-murtiyeed

0
GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED 1. Hordhac Shirka 9-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu...

Sedex Libaax oo ku dhex fakatay Nairobi-Kenya iyo shacabka oo looga...

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Waaxda Duurjoogta Kenya ayaa lagu shaaciyay in sedex libaax lagu arkay nawaaxiga xabsiga gabdaha ee Xaafada Langata kuwaasoo ka...

Maxay tahay warbixinta Dowlada Somalia ka jeedisay shirka ka socda Dalka...

0
BANGKOK (DAYNIILE.COM)-Wafdi ka socda Dowlada Somalia ayaa ka qeybgalay shir gobolleedka IOTC ee ka socda magaalada Bangkok, ee dalka Thailand. Shirkaan waxaa Dowlada Somalia ku...

Xildhibaan Soomaaliyeed oo deegaanka Lambar-50 kula hadlay Ciidamo+SAWIRRO

0
Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan golaha shacabka iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Barre ayaa maanta gaaray deegaanka Lambar-konton ee gobolka Sh/Hoose,...

Axmed Madoobe oo ka hadlay geerida ku timid Gen. Muxyadiin Sheekh...

0
Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaha u naxariistee  Gen: Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Axmed Madoobe...

Dalal Badan oo reer Yurub ah oo u tashtay tahriibayaasha.

0
Dalal badan oo reer Yurub ah ayaa ka shiray inay go'aan  mideysan ka qaataan sidii ay wada-jir uga hortagi lahaayeen tahriibayaasha ka kala yimaada...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...