Advertisement
Home Blog Page 353

Alshabaab oo Taliye cusub magacaabatay

0
Kooxda Alshabaab oo ka dagaalanta Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah ayaa la soo sheegayaa in taliye cuisub ay u magacaabeen maleeshiyaadkooda. Xuseen Macalin oo...

Booliiska oo xabsiga dhigay Oday dhawaan ka hor yimid xukunkii Sayid...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmadda Waabari ayaa soo xiray Odey lagu magacaabo Mascuud Cabdullaahi Afrax(Garweyne). Odey Gar-weyne ayaa eedeysane u...

Siyaasiga Cali Yarre Cali oo Dowlada kula taliyay Talaabo muhiim...

0
Siyaasiga Cali Yarre Cali oo Dowladii hore ka soo noqday Gudoomiye xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu talo...

Saciid Dani oo soo xirey shirkii jiheynta xukuumada+SAWIRRO

0
Garoowe: 22 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa hadda kaga...

Nabadoon Abaabul “Muqdisho waa isku soo kaduudmatay waa in xamar lagu...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Golaha Badbaado Bulsho  Nabadoon Abaabul ayaa ka hadlay soona dhaweeyay go'aankii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan uu Muqdisho ku soo daray sedex degmo oo cusub. Nabadoon...

Ra’iisul-Wasaare Xamsa “Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) wuxuu xambaarsan yahay rajo cusub...

0
Muqdisho, 22, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) tusaale u yahay hannaanka...

Norway, Ireland iyo Spain oo Dowlad u aqoonsaday Falastiin

0
War ka soo baxay sedexda Dalalka Norway, Ireland iyo Spain ayay ku shaaciyeen inay Falastiin u aqoonsadeen Dowlad buuxda oo dunida ka tirsan wixii...

Muxuu yahay shirka uu Qaahira kaga qeybgalay Wasiirka Maaliyada+SAWIRRO

0
QAAHIRA (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta Dalka Masar wuxuu kaga qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda Carabta. Shirkaan oo ka...

Hay’ada SOdMA oo Axmed Madobe la wadaagtay cabsida laga qabo duufaanta...

0
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta...

Ruushka oo 14 sano oo xarig ah ku xukumay saynisyahan caan...

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Dowlada Ruushka ayaa 14 sano oo xarig ah ku xukuntay saynisyahan caan ah oo farsameeya gantaalaha hypersonic. Anatoly Maslov oo ka mid ah saynisyahanada...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best washing machines

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Washing Machine for Your Home Choosing the right washing gadget for your home can be a frightening project...