Advertisement
Home Blog Page 350

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNILE.COM)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga falastiiniyiinta, UNRWA, ayaa hakisay qaybinta cuntada ee Rafah, sababo la xidhiidha weerarrada Israel ee magaalada iyo sahay...

Taliye Sambaloolshe oo isku shaandheyn ku sameeyay Hogaanka NISA ee G/banaadir

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay hogaanka NISA ee gobolka...

Qorshe halis gelin kara Nabada Puntland oo Dowlada Somalia ay ka...

0
Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Asad Diyaano uu si qarsoodi ah ku soo gaaray Magaalada Muqdisho islamarkaana uu shir la leeyahay...

DIGNIIN: duufaan ku soo wajahan Somalia

0
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka digtay Dufaaano culus oo loogu magacdaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka Xeebaha dhaca, si gaar ah...

Alshabaab Dowlada isku soo dhiibay oo ka hadlay sababtuu uga soo...

0
Dagaalame ka tirsan Alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Taliska Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Ninkaan oo lagu magacaabo Ibraahim Cali Maxamed ayaa...

Maxay ka wada hadleen Ururada bulshada rayidka iyo Guddiyada Haweenka labada...

0
Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqalka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Xasan (Jayte) ayaa shir guddoomisay kulan xubnaha guddiyada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka JFS ay maanta...

Reer Cabud-waaq oo si weyn u soo dhaweeyeen Wasiirka Amniga+SAWIRRO

0
CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Shacabka Magaalada Cabud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta si weyn waxay u soo dhaweeyeen Wasiirka Amniga gudaha Dowlada Somalia Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)...

Gaari Hub iyo Dawo u siday Alshabaab oo gacanta lagu dhigay+SAWIRO

0
Gaari Leylo Calaawi ah oo la sheegay inuu Khawaarijta u siday hub, daawo iyo saanad kale oo ciidan ayaa maanta lagu qabtay soohdinta ay...

Saraakiil ka tisan Booliiska Somalia oo tababar ku qaadanaya Dalka Shiinaha+SAWIRRO

0
Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka war bixiyay saraakiil ku maqan Dalka Shiinaha oo halkaasi tababar u joogay maalmihii ugu danbeeyay kadib markii ay dhawaan...

Afar ruux oo Xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho iyo...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Afar nin ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Magaalada Muqdisho iyo deegaanka Xaawa-Cabdi ee duleedka Magaalada dhacda. Sedex ka mida raggaan waxaa...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...