goob Alshabaab caruurta ku askareyn jireen oo howlgal laga sameeyay+SAWIRRO
Warar ku dhaw dhaw dhanka Dowlada Somalia ayaa lagu shaaciyay in ciidamada Milatariga Somalia ay howlgalo ka fuliyeen deegaano isku xira gobolada Bay,Gedo iyo...
Markab lagu afduubtay Xeebaha u dhexeeya Muqdisho iyo Marka
Sida BBC-du sheegtay Burcad badeed ayaa Markab ganacsi ka afduubatay xeebaha Soomaaliya kadib markii ay xoog kula wareegeen.
Hay’adda howlgalada ganacsiga badaha ee boqortooyada Ingriiska...
UN-ka oo mar kale cunuqabateyn saaray masuuliyiin Alshabaab ka tirsan
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay dhanka UN-ka ama Qaramada Midoobe ayaa lagu baahiyay magacyada xubno ka tiran masuuliyiinta Alshabaab kuwaasoo la saaray xanibaad...
Dagaal Alshabaab lagu laayay oo ka dhacay duleedka Deg.Ceel-dheer
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-War dhanka Dowlada ka soo baxay ayaa looga hadlay dagaal maanta ka dhacay duleedka Degmada Ceeldheer ee Gobolka Gal-gaduud oo ka tirsan Dowlad...
Alshabaab maanta isku soo dhiibay Ciidamada Deegaanada Mesewagaa+SAWIRRO
MASAGA-WAA (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada ee Deegaanada Mesewagaaa nin ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Ninkaan oo magaciisa ku sheegay Cali ibrahim Qoobey (Cali...
Isbadal ku yimid Sadaashii Duufaanta Leyl
Sida sadaashu muujineyso 𝗱𝘂𝘂𝗳𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗹𝘆 ayaa galabtay ilaa caawa fiidkii waxaa jira is badal ku yimid xawaarihii ay ku socotay taas oo muujineyso duufaanta...
Ra’iisulwasaare Xigeenka oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Britain
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta Muqdisuo kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.
labada masuul ayaa...
Taliye Sulub oo tababar usoo xirey Ciidamo Cusub+SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin ayaa Tababar u soo Xiray 70 Askar Cusub Kana mid Noqon Doono Qeybta Hab Maamuuska Gaar...
Xujeyda Soomaaliyeed oo wali ku sii qulquleysa Magaalada Makah
Iyadoo wali ay socoto daabulidda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa Waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka ambabaxay Gaadiid ay saaran yihiin...
Booliiska Xamar oo soo xirey Gabar dhawaan sheegtay in reerkeedu dilayaan...
MUQDISHO(DAYNIILE..COM)-Ciidanka Booliiska Caasimada Somaliya ee Xamar ayaa soo xirey haweeneey dhawaan baraha bulshada kaga hanjabtay madaxda Dowlada Somalia.
Haweeneydaan oo lagu magacaabo Fartuun Nuur Maxamad...