Advertisement
Home Blog Page 348

C/raxmaan C/Shukuur oo sharaxay sababta dhalinyaradu uga niyab jabaan siyaasada Somalia

0
Siyaasiga caanka ah axildhibaan C/raxmaan C/shuiuur Warsame ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo jiyab jab ay siyaasada ka muujiyeen dhalinyaro uu...

Deni ma wuxuu ka soo dabcayaa sidii hore oo doonayaa wadahadal?

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani oo ka hadlayay munaasabadda xidhitaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland ayaa sheegay "in cidna aanay uga carareynin Soomaalinamada". Hadalkan ayaa...

Shacabka Yuhuuda oo wali mudaaharaadyadii ay ku dalbanayeen in xamaas lala...

0
TEL-AVIV (DAYNIILE.COM)-Israa'iiliyiintu waxay dalbanayaan in maxaabiista loo soo celiyo iyagoo mudaaharaadaya. Muuqaal ay xaqiijisay Aljazeera ayaa muujinaya dad badan oo Israa’iiliyiin ah oo ka mudaaharaadaya...

Xildhbaan Caawa lagu dilay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Allaha u naxariistee waxaa Caawa Magaalada Muqdisho lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed kaasoo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa caasida Dalka. Xildhibaanka...

Wasiirka Difaaca Somalia muxuu kala hadlay Safiirka Ruushka+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov , isaga...

Dib u dhac ku yimid Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa dib u dhac uu ku yimid Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa aqal kaasoo qorshuhu ahaa inuu furmo bisha June bilowgiisa. Shir...

Alshabaab oo Taliye cusub magacaabatay

0
Kooxda Alshabaab oo ka dagaalanta Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah ayaa la soo sheegayaa in taliye cuisub ay u magacaabeen maleeshiyaadkooda. Xuseen Macalin oo...

Booliiska oo xabsiga dhigay Oday dhawaan ka hor yimid xukunkii Sayid...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmadda Waabari ayaa soo xiray Odey lagu magacaabo Mascuud Cabdullaahi Afrax(Garweyne). Odey Gar-weyne ayaa eedeysane u...

Siyaasiga Cali Yarre Cali oo Dowlada kula taliyay Talaabo muhiim...

0
Siyaasiga Cali Yarre Cali oo Dowladii hore ka soo noqday Gudoomiye xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu talo...

Saciid Dani oo soo xirey shirkii jiheynta xukuumada+SAWIRRO

0
Garoowe: 22 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa hadda kaga...
- Advertisement -

APLICATIONS

Maamulka Suuriya  oo sheegtay in 14 boolis ah lagu dilay weerar...

0
Maamulka Suuriya  oo sheegtay in 14 boolis ah lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay fuliyeen ciidamada daacadda u ah al-Asad Weerarka ayaa yimid ka...