Advertisement
Home Blog Page 347

Milatari ku eedeysan kicin bulsho oo la soo xirey

0
Askari ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa maanta xabsiga la soo dhigay xili uu u eedeysan yahay Hay'adaha garsoorka iyo Booliiska  Dowlada Faderaalka Soomaaliya. Askarigaan oo...

Muxuu yahay heshiiska Xukuumada Somalia la gashay Dalka Cumaan+SAWIRRO

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa is afgarad (MoU) la saxiixday dhigiisa wasiirka...

goob Alshabaab caruurta ku askareyn jireen oo howlgal laga sameeyay+SAWIRRO

0
Warar ku dhaw dhaw dhanka Dowlada Somalia ayaa lagu shaaciyay in ciidamada Milatariga Somalia ay howlgalo ka fuliyeen deegaano isku xira gobolada Bay,Gedo iyo...

Markab lagu afduubtay Xeebaha u dhexeeya Muqdisho iyo Marka

0
Sida BBC-du sheegtay Burcad badeed ayaa Markab ganacsi ka afduubatay xeebaha Soomaaliya kadib markii ay xoog kula wareegeen. Hay’adda howlgalada ganacsiga badaha ee boqortooyada Ingriiska...

UN-ka oo mar kale cunuqabateyn saaray masuuliyiin Alshabaab ka tirsan

0
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay dhanka UN-ka ama Qaramada  Midoobe ayaa lagu baahiyay magacyada xubno ka tiran masuuliyiinta Alshabaab kuwaasoo la saaray xanibaad...

Dagaal Alshabaab lagu laayay oo ka dhacay duleedka Deg.Ceel-dheer

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-War dhanka Dowlada ka soo baxay ayaa looga hadlay dagaal maanta ka dhacay duleedka Degmada Ceeldheer ee Gobolka Gal-gaduud oo ka tirsan Dowlad...

Alshabaab maanta isku soo dhiibay Ciidamada Deegaanada Mesewagaa+SAWIRRO

0
MASAGA-WAA (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada ee Deegaanada Mesewagaaa nin ka tirsanaa kooxda Alshabaab. Ninkaan oo magaciisa ku sheegay Cali ibrahim Qoobey  (Cali...

Isbadal ku yimid Sadaashii Duufaanta Leyl

0
Sida sadaashu muujineyso 𝗱𝘂𝘂𝗳𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗮𝗹𝘆 ayaa galabtay ilaa caawa fiidkii waxaa jira is badal ku yimid xawaarihii ay ku socotay taas oo muujineyso duufaanta...

Ra’iisulwasaare Xigeenka oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Britain

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta Muqdisuo kula kulmay Safiirka  Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis. labada masuul ayaa...

Taliye Sulub oo tababar usoo xirey Ciidamo Cusub+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin ayaa Tababar u soo Xiray 70 Askar Cusub Kana mid Noqon Doono Qeybta Hab Maamuuska Gaar...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best vacuum cleaner 2024: The finest corded, cordless …

0
In current-day speedy-paced international, keeping a easy domestic can be a frightening challenge. A reliable vacuum purifier is critical to ease this burden, making...