Advertisement
Home Blog Page 343

Somali ku nool Mareykanka oo isku dil ka bad baaday

0
Soomaali ku dhaqan gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa ka bad baaday isku day dil oo lala damacsanaa. Ninkaan oo lagu magacaabo Cismaan Cali Axmed...

Turkiga oo sheegay inay Yuhuuda la xisaabtamayaan

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu sameyn doono wax walba oo suurtagal ah taasoo uu  kula xisaabtamo Maamulka Natenyahu ee...

Xamze Cabdi-Barre oo qaabilay wafdi ka socda Dowlada Sweden+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall, waxa...

Maxaa looga hadlay shirka Wasiirada Jaamacada Carabta+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha Dr. Ali Haji Adam Abubakar ayaa ka qayb galay kulanka 60aad ee Golaha Wasiiradda Carabta. Kulanka oo ay kasoo...

Dani oo Garowe ku qaabilay Qoraa Maxamed Ciise (Trunji)+SAWIRRO

0
Garoowe: 27 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Qoraa Maxamed Ciise (Trunji), oo Puntland u yimi...

C/raxman C/shukuur oo ku eedeeyay Dowlada inay Muslimiinta Bosniya ka hiilisay

0
Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa ku eedeeyay Xukuumada Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra'iisul-Wasaare Xamze Cabdi-Barre inay shirkii Qaramada Midoobe kaga hiilisay Wadanka Muslimiinta...

Maxay ka tiri Dowlada Somalia go’aamada cusub ee Sucuudigu Xajka ka...

0
Shir looga hadlayay go’aamo Cusub oo ay soo saartay Wasaarada Xajka ee Dowlada Sacuudiga ayaa lagu qabtey xarunta Xafiiska Arrimaha Xajka Wasaarada Awqaafta iyo...

Maamulka Puntland oo beeniyay War Dowlada ka soo

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-War Saaka ka soo baxay Maamul Goboleedka Puntland ayaa si weyn loogu beeniyay War ka soo baxay shalay dhanka Dowlada Somalia. Wasaarada Warfaafinta Puntland...

Wasiir Fiqi iyo James Swan maxay isla soo qaadeen+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqasho sharafeed ugu yimid. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane...

Wiil caan ka ah baraha bulshada oo maanta ka soo muuqday...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Maxkamada Gobolka Banaadir ka soo muuqday Hanad Cabdiraxmaan Maxamed oo baraha bulshada caan kaga ah magaca waan gariiray kaasoo dhawaan Booliisku...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best phone camera 2024: Testing the Android and Apple

0
In nowadays’s digital age, a phone's digicam has emerge as considered one of its maximum important functions. Whether you’re capturing circle of relatives moments,...