Advertisement
Home Blog Page 341

Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Ka Tirsan Ciidanka Dhulka XDS Oo Loo...

0
Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gen Maadeey Shekh Nuur Ufuroow Oo uu Wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Tababar Usoo...

Madaxweynaha Kenya oo Mareykanka u sheegay in Somalia ay alshabaab qabsan...

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo dhawaan Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa ka hadlay arimaha amniga Somalia si gaar ah ciidamada Kenya ee...

Ciidankii maanta Muqdisho ka baxay oo caawa ka sii gudbay Degmo...

0
CADDALLE (DAYNIILE.COM)-Ciidamadii ugu dambeeyay Mudooyinkaan danbe oo saaka ka baxay Muqdisho ayaa Caawa la soo sheegay inay ka sii gud-been demo xeebeedka Caddalle ee...

Kulane Jiis “Madaxweyne Xasan shidaalka Somalia ayuu iib-geeyay waana laga qariyay...

0
Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kulane oo loo yaqaano (Kulane Jiis) ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu shidaalkii Somalia u iibgeynayo dalka dibadiisa. Kulane Jiis wuxuu xusay...

Amniga meelaha laga soo galo Muqdisho oo aad loo adkeeyay

0
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa xoojiyey Qeybaha Iyo Ciidanka ka shaqeeya Baraha Laga soo Galo Magaalada Muqdisho Ciidanka Howl-galada iyo Baraha Kontorolada Magaalada Muqdisho iyo...

Somali ku nool Mareykanka oo isku dil ka bad baaday

0
Soomaali ku dhaqan gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa ka bad baaday isku day dil oo lala damacsanaa. Ninkaan oo lagu magacaabo Cismaan Cali Axmed...

Turkiga oo sheegay inay Yuhuuda la xisaabtamayaan

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu sameyn doono wax walba oo suurtagal ah taasoo uu  kula xisaabtamo Maamulka Natenyahu ee...

Xamze Cabdi-Barre oo qaabilay wafdi ka socda Dowlada Sweden+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall, waxa...

Maxaa looga hadlay shirka Wasiirada Jaamacada Carabta+SAWIRRO

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha Dr. Ali Haji Adam Abubakar ayaa ka qayb galay kulanka 60aad ee Golaha Wasiiradda Carabta. Kulanka oo ay kasoo...

Dani oo Garowe ku qaabilay Qoraa Maxamed Ciise (Trunji)+SAWIRRO

0
Garoowe: 27 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Qoraa Maxamed Ciise (Trunji), oo Puntland u yimi...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...