Ra’iisulwasaaraha oo maanta Balcad u tagay dhismaha wajiga 3-aad ee waddada...
Muqdisho, 30, May 2024:-Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee...
Wasiir Fiqi oo shir ka dhacaya Shiinaha kaga hadlay damaca Itoobiya
Dowaladda Soomaaliya oo ka qayb gashey shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga...
Wasiirka Isgaarsiinta oo shir kale muhiim ah kaga qeybgalay Magaalada Geneva
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo ka qeyb-galay Shirka Maamulka Garaadka Macmalka ee Artificial intelligence (AI).
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali...
SAWIRRO: Qarax folkaano oo ka dhacay Dalka Iceland
Qarax folkaano ah ayaa ka dhacay meel u dhow Magaalo xeebeedka Grindavik ee Dalka Iceland oo ka mida kuwa yar yar ee ka tirsan...
Wararkii ugu danbeeyay xaalada Gaza
Dagaalo ba’an oo dhanka waddooyinka ah iyo duqeymaha Israa’iil ayaa ka socda magaalada Rafah maalin kadib markii taangiyo ay ku soo rogmadeen bartamaha koonfurta...
NATO oo ka shireysa siday Ukraine u siin lahaayeen Gantaalo Ruushka...
Dublamaasiyiinta sare ee NATO ayaa kulmaya iyadoo Ukraine ay raadinayso hub riddo dheer si ay ugu garaacdo Ruushka.
Wasiirrada arrimaha dibadda ee isbahaysiga milatariga ayaa...
Dalalka Carabta oo isku raacay in warbaahintoodu mowqif mida ka qaataan...
MANAAMA (DAYNIILE.COM)-Soomaaliya iyo dalal kale oo iskula jira Jaamacada Carabta ayaa iska soo qaaday dhanka warbaahinta inay mowqif cad ka yeeshaan marka la eego...
koox Alshabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Nabad sugida ...
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo badanaya dagaalamayaasha Alshabaab ee ka soo goosanaya kooxdooda islamarkaana isku soo dhiibaya Dowlada Faderaalka Soomaaliya.
Saddex dagaalame oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa...
Wasiirka Maaliyada oo Nairobi kula kulmay Madax ka tirsan Dowladaha UK,...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika ayaa waxa uu halkaas...
Xil.Shariif iyo Fahad Yaasiin oo dhisanaya Isbahaysi siyaasadeed
Dalka Turiga waxaa maanta isku arkay Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed iyo Fahad Yaasiin oo ahaa Taliyihii Nabad sugida xiligii Dowlada Maxamed C/laahi Farmaajo.
Wararka qaar...