Advertisement
Home Blog Page 338

Gud,Aadan Madoobe oo maanta booqday safaarada Somalia ee Nairobi+SAWIRRO

0
Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur "Aadan Madoobe" ayaa booqasho ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, waxaana kusoo dhaweeyay danjiraha...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 IMF 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐛𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐞𝐞𝐠𝐢𝐬𝐭𝐢𝐢 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞...

0
Kadib, shirar isdaba joog ahaa oo ay wada qaateen madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa hey’adda IMF, kulamadaas oo soo socday tan iyo December 2023-kii...

Masar oo beenisay in Israa’iil ay dib u furtay xadka Rafah.

0
Mas’uul u hadlay Masar ayaa beeniyay in heshiis lala galay Israa’iil oo ku saabsan in dib loo furo magaalada Rafax ee Marinka Gaza, sida...

Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya  Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Nairobi ayaa halkaasi ka sii wada kulanada uu la leeyahay masuuliyiinta kala...

Cali Guud-laawe iyo Wasiiradiisa oo Degmo u aqoonsaday Geri-jir+SAWIIRO

0
Matabaan, 30-May-2024: Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa ka qeybgalay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Matabaan, taas oo...

Muxuu ku saabsan yahay dhambaalka Madaxweyne Xasan u direy Sucuudiga

0
RIYAD (DAYNIILE.COM)-Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Madaxweynaha  Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin qoraal ah u diray dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan. Fariinta...

Booliiska Somalia oo maanta soo xirey Nin ku kacay falal anshax-daro...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.CO)-War maanta ka soo baxay Taliska Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir ayaa lagu sheegay inay soo qabteen eedeysane lagu magacaabo Yaxye Xasan Maxamed (Malaariye)22...

Alshabaab kale oo Baydhaba iska soo dhiibay

0
Cali Guudow Maadey oo ka tirsanaa Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay ururka 47-aad Guutada 8-aad ee Taliska Qeybta 60-aad CXDS kuwaas oo fadhigooda...

IMF oo deg-deg Malaayiin Doolar u siineysa Soomaliya iyo ujdeedka

0
Hay'ada lacagta Aduunka ee IMF ayaa amartay in Dowlada Soomaaliya la siiyo $10 Milyan oo deg-deg ah  si ay ugu taageeraan siyaasadda dhaqaale ee...

Dil naxdin iyo argagax leh oo Gaalkacyo loogu geystay hooyo uur...

0
GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Gaalkacyo dhankeeda Galmudug waxaaa xalay ka djhacay dhacdo la yaab iyo anfariirba lahayd kadib markii hooyo Soomaaliyeed oo uur lahayd la isugu...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best steam cleaners and steam mops 2024: Drive grime …

0
In the search for a cleaner and more healthy home environment, steam cleaners and steam mops have emerged as vital gadget. These devices harness...