Maamulka Puntland ”Raashin Suuq Bacaad lagu kala Iibsanayo in la yiraahdo...
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wasiitka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa Dowlada Somalia ku eedeeyay inay ka been sheegtay raashin ay sheegeen inay gaarsiinayaan Puntland.
Wasiir Dirir...
Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay taliyayaasha uu kula kulmay wasaarada gaashaandhiga+SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS.
Madaxwaynaha ayaa kulamo miro-dhal ah la qaatay Taliyeyaasha...
Fahad Yaasiin oo ka shifay sirta ka danbeysa guul-darooyinka Xasan Sheekh...
Agaasimihi hore ee nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ama Twiter wuxuu kaga hadalay sirta ka dambeysa...
Cali Guud-laawe oo tababar u soo xirey ciidamo ka tirsan Daraawiishta...
Jowhar, 19-Janaayo-2025: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo gunaanuday tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee...
Diyaarad laga leeyhay Kenya ayaa markale Masuul Jubalaand ka tirsan goor...
Diyaarad Ciidan oo ay leedahay dowladda Kenya ayaa goordhow Garoonka Kismaayo ka qaaday mas’uuliyiin katirsan Jubbaland waxayna ka dejisay degmada Doolow ee gobalka Gedo.
Kenya,...
Maqaal: Wasiir dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa loo magacaabay wiil uu dhalay...
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Abshir Bukhaari , ayaa wiil 22-sanno jir ah uu dhalay waxaa loo magacaabay Agaasimaha waaxda Sharciyada iyo heshiisyada Caalamiga ee...
Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ?
Caalamka
Jannaayo 19, 2025
Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo...
Waa sidee xaalada Gaza ee Falastin maxaase ka hirgalay Xabad joojintii...
https://youtu.be/W-XsAHMuVb0?si=_yH8V-eHUUQVUoNL
Wasaaradda Ganacsiga oo Ganacsatada la kaashaneyso dib u hirgelinta Warshadihii Dalka...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii...
Warbixin: Safarka Axmed Madoobe ee Nairobi ma abuuri karaa khilaaf ka...
Safarka Madaxweynaha dib u doorashadiisa diiday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu ku tagay Magaalada Nairobi ayaa abuuray buuq ka...