Lata-gareen oo ka hadlay xildhibaan lagu dilay Baydhabo
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen)Â ayaa ka hadlay dil xalay Magaalada Baydhaba loogu geystay Xildhibaanadii Golaha Deeganka Degmada Berdaale ee Gobolka...
Maxay tahay xarunta qiimaha weyn ugu fadhida reer Muqdisho ee maanta...
Muqdisho, 22 January 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Keydka Daawada Maamulka...
MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Masar ku wajahan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Qaahira Xarunta Dalka Masar, halkaas waxa uu kula kulmi...
Xamza Cabdi-Barre oo maanta daah-furay nidaamka shaqo ee lacag bixinta deg-degga...
Muqdisho, Arbaco, 22 Janaayo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay nidaamka shaqo ee lacag bixinta...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta gurmadka degdega ah...
Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo dhisay,...
UN-ka iyo Dowlada oo isla daah-furey shir looga hadlayay ka jawaabista...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Md. George Conway ayaa...
Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo lagu qabtay duleedka Baydhaba
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Booliiska Maamulka Koofur-Galbeed uu gacanta ku dhigay tahriibayaal u dhashay dalka Itoobiya kuwaasoo rabay inay...
Saameyn noocee ah ayay dunida ku yeelanaysaa ka bixitaanka Mareykanka ee...
Ayadoo uu Mareykanka dhowaan shaaciyay inuu ka baxayo Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa waxaa dunida ka soo yeeraya dhambaalllo walaac xambaarsan oo arrintaas...
Warbixin: Maxaa ka dhalan kara Khilaafka Shirkaddaha Diyaaradaha iyo Wasaaradda Duulista...
Khilaafka u dhexeeya shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ee ku mideysan ururka AOA iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa sababi kara saameyn ballaaran oo ku...
maxay ka dhigantahay in Kenya ay Soomaalida ka reebtay dadka Visa...
Dowladda Kenya ayaa saacado ka hor shaacisay qorshe la yaab ku noqday dadka iyo dowladda Soomaaliya, ka dib markii ay sheegtay in dhammaan dadka...