Madaxweynaha Somalia oo gaaray Qaahira +SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Qaahira ee caasimadda...
Xukuumada Somalia oo amar culus dul dhigtay Ganacsatada Soomaaliyeed
Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Jibriil C/rashiid Xaaji Cabdi ayaa ganacsatada Soomaaliyeed uga digtay inaysan la shaqeyn karin, waxna u fududeyn karin...
Fahad Yaasiin oo sharaxay Xasan Shiikhii hore iyo kan maanta midka...
Agaasimihii hore ee Hay'ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin ayaa baraha bulshada ku soo bandhigay qoraal uu kaga hadlay kan...
Puntland oo soo bandhigtay Diyaarad Helicopter Maamulku ugu talagashay in ay...
BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta soo bandhigay Diyaarad Helicopter oo ay sheegeen inay ugu talagaleen inay u adeegsadaan dagaalka ka socda buuraha Gobolka...
Howlgal ay iska kaashadeen Dowlada iyo Jubaland oo lagu fuliyay Alshabaab+SAWIRRO
Ciidamada Daraawiishta Dowladda Jubaland iyo kuwa Kumaandooska Danab, ayaa howlgalo isugu jira sifeyn iyo burburin ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Jubada hoose.
Howlgalladu waxay...
DAAWO: Reer Hiiraan oo isu diyaariyay dagaaladii Alshabaab iyo Sanbaloolshe oo...
Gobolka Hiiraan waxaa lagu soo bandhigay boqolaal ciidamo ah kuwaasoo u diyaar garoobay dib u bilaabida dagaaladii Alshabaab ka dhanka ahaa.
Taliyaha Nabad sugida iyo...
Caawa iyo Caweyska Dayniile TV maxoow yahay Qilaafka Xamse...
https://youtu.be/uj1DJbZqH00?si=UcMYnYusO-Ol0oka
Warbixin: Dowladda Ethiopia imisa jeer ayee gudaha Soomaaliya soo gashay ayagoo...
Dowladda Ethiopia imisa jeer ayee gudaha Soomaaliya soo gashay?
Ethiopia waxay gudaha Soomaaliya soo gashay dhowr jeer oo kala duwan taariikh ahaan, iyadoo ay jireen...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐦𝐞𝐞𝐫𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐡𝐝𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, ayaa...
Lata-gareen oo ka hadlay xildhibaan lagu dilay Baydhabo
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka hadlay dil xalay Magaalada Baydhaba loogu geystay Xildhibaanadii Golaha Deeganka Degmada Berdaale ee Gobolka...