Maxaa ka mid ah Qodobada looga hadlay Shirka golaha Wasiirada ee...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa u cusboonaysiiyey muddada xil-hayntooda Guddiga maamulka hey’adda Naafada Qaranka, si ay usii...
Etoobiya matahay mid fulisa Heshiiska lala galo ,imise Madaxweyne uga Baxday
https://youtu.be/oymBacN-aMs?si=zugUs0Z7qIWX2R3P
3
Askarigii dhawaan lagu feeray xarunta baarlamaanka oo la dalacsiiyay+SAWIRRO
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta dalacsiiyay askarigii dhawaan lagu feeray xarunta baarlamaanka.
Askarigaan oo lagu magacaabo Xusseen Maxamed...
Etoobiya matahay mid fulisa Heshiiska lala galo ,imise Madaxweyne uga...
https://youtu.be/oymBacN-aMs?si=DV_mmvgSVZ_VoKbj
Dowladda Fedaraalka oo soo saartay amaro culus oo ku socda Ganacsatada...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacsatada Soomaaliyeed uga digeyso ineysan la shaqeyn karin, waxna aysan...
Gudoomiye Gobolka Banaadir Mohamed Amiir oo Mar Kale Dhagax Dhigay Mashruuc...
Dhagax-dhigyada mashaariicda horumarineed waa tallaabo muhiim ah oo muujinaysa dadaalka lagu bixinayo horumarinta adeegyada bulshada.
Si kastaba ha ahaatee, in Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir,...
Wasiirka Difaaca Somalia oo Doxa kaga qeybgalay tababar loo soo xirey...
Wasiirka Difaaca Somalia C/qaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaa oo uu kaga qeyb galay munaasabadda...
Maxaa kusoo biigay xiligaan taliyaha Hay’adda NISA oo gobolka Hiiraan kaga...
Agaasimaha hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa fagaare ku yaala deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan kula hadlay...
Shidaal yarida ka jirta Magaalada Jigjiga oo saameyn taban ku reebtay...
Magaalada Jigjiga Xarunta Dowlad-Deegaanka Soomaalida waxaa ka jirta shidaal yari saameyn taban ku reebtay wadayaasha Gaadiidka si gaar ah Mootooyinka Bajaajta oo aad looga...
Wasiir Cali Xoosh “Siyaasiga qeylinaya oo qof kale soo kireystay dan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa ka hadlay dadaallada dowladda ku bixineyso...