Advertisement
Home Blog Page 10

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo culus ayaa ka dhacay gobolka Hiiraan

0
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ayaa gabal dhacii shalay si rasmi ah ula wareegay deegaanka Jiciboow ee gobolka Hiiraan, kadib dagaal qaraar...

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay hay’adaha aan dowliga ahayn in...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshisiinra XFS ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ugu digtay dhamamaan Hay’adaha Maxalliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee ka...

Guddoomiye Yabooh “Baahida ugu weyn ee shacabka Muqdisho qabaan waa Doorasho...

0
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed la joogo xilligii ay codeyn lahaayeen gaar...

Madaxweynaha Puntland oo farriin nabadeed u diray Soomaaliland

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay xiisadaha ka taagan magaalada Ceerigaabo iyo deegaanno ka tirsan gobolka Mudugu, ayaa xukuumadda cusub ee Soomaaliland ugu...

Madaxweynaha Puntland oo oo ku dhawaaqay inuu bilowday wejiga labaad ee...

0
Boosaaso : 30 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka qeybgalay bandhiga Ciidan ee diyaargarowga wejiga Labaad ee Argagixisada...

Booliiska Somalia oo ka qeybgalay bandhig Booliis kala duwan ay ku...

0
KIGALI (DAYNIILE.COM)-Ciidamo ka tirsan Booliiska Somalia ayaa Dalka Rwanda kaga qeybgalay Tartanka EAPCCO SWAT 2025  waxaana qeyb ka ahaa Booliis kala duwan oo halkaasi tababar...

Shariif Sh.Axmed muxuu kala hadlay James Swan.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho kula kulmay xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. James Swan. "Waxaan...

DAAWO: Sirdoonka Somalia oo shaaciiyay inay burburiyeen shabakadihii Alshabaab ee qaraxyada...

0
Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ku guuleysatay burburinta shabakadihii Alshabaab ee qaraxyada iyo dilalka ka geysan jiray...

Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay ku dhawaad 10 Safiir

0
Muqdisho, Jannaayo 30, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaal cusub oo ku soo biiray diblumaasiyiinta...

DEG DEG:- Ninkii gubey quraanka Salwan Momika oo toogasho lagu diley...

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Salwan Momika, ninkii caan ku noqday gubista Qur'aanka ee Sweden, lagu toogtay magaalada Södertälje habeenkii xalay. Warkan waxaa...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best simple mobile phone for older people 2024

0
Choosing the first-rate simple mobile phone for seniors in 2024 may be difficult because of the huge range of options to be had. Seniors...