Matabaan, 30-May-2024: Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa ka qeybgalay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Matabaan, taas oo ka dhacday xarunta degmada.

Shacabka degmada Matabaan ayaa ka mahadceliyay taariikhda uu u sameeyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

Advertisement

“Waxaad na tusteen heer aan qiyaas laheyn oo la xariira dowladnimada Hirshabeelle. Waxaan hambalyo leeyahay bulshada Geri-jir oo ay u ansixiyeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle degmanimo,” ayuu yiri Madaxweynaha HirShabeelle.

Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa guul iyo barwaaqo u rajeeyay shacabka uu caawa kula kulmay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO MUNAASABAD KALA QEYBGALAY CAAWA SHACABKA DEGMADA MATABAAN

Matabaan, 30-May-2024: Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa caawa ka qeybgalay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen maamulka degmada Matabaan taas oo ka dhacday xarunta degmada.

Shacabka Matabaan ayaa ka mahadceliyay taariikhda uu u sameeyay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

“Waxaad na tusteen heer aan qiyaas laheyn oo la xariirto Dowladnimada Hirshabeelle. Waxaan hambalyo leeyahay bulshada Geri-jir oo ay u ansixiyeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle degmanimo.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa guul iyo barwaaqo u rajeeyay shacabka uu caawa kula kulmay Matabaan.

DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Maxamed Shuuriye Nuur.

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here