No description available.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxa daqiiqado ka hor 12:00 saqda dhexe ee Caawa la saaray calanka Soomaliya madaama la xusaayay sanad guurada 64-aad ee ka soo wareegatay markii ugu horeysay ee calan Soomaaliyeed laga taagay ciida Somalia islamarkaana Somaliya ka xorowday gumeystihii Talyaaniga qeybta Koonfureed ee dalka.

Advertisement

Madaxweyne Xasan oo caawa goob joog ka ahaa xaflada ayaa daqiiqado ka hor markii ay ku dhacday 12-ka saq dhexe  wuxuu salaan sharaf ka qatay cutubto ka tirsan ciidamada Xooga kadibna waxaa la saaray calanka Soomaaliya.

Xaflada oo maanta soo bilaabatay ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiinta dalka u sareysay,xidlhibaanada, wasiirada,maamulka Gobolka Banaadir oo xaruntooda lagu qabtay,qeybaha bulshada iyo marti sharaf.

Dhanka kale Xaflada intii ay socotay ayuu madaxweyne Xasan wuxuu kalmadiisa ku soo daray dardaaran uu u jeediyay Soomaalida waqooyiga dalka ee reer Somaliland.

“Walaalaha gobollada waqooyi waxaan leeyahay dhulkiina ilaashada, maanta dhulkii la qaabto Soomaali uma soo noqonayo.” ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

May be an image of 3 people and dais

May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 5 people and childMay be an image of 1 person and dais

No description available.

No description available.No description available.No description available.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaan ka qaadanaya askar ka tirsan ciidanka Booliska. Sawirka, waxaa xuquuqdiisa leh Radio Muqdisho.May be an image of 4 people and daisMay be an image of 5 people, headscarf and daisMay be an image of 3 people and crowdMay be an image of 5 people, child and dais

May be an image of 4 people, dais and crowdMay be an image of 5 people and text

May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here