Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Dowlada Somalia ayaa maanta shaaciyay inuu hal bil mushaarkiisa ugu deeqay ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira kooxda Daacish.
Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada  ayaa sida u qornaa:-
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa ka qaybqaadashada taakulaynta ciidanka naftood hurayaasha ah ee la diriraya cadowga argagixisada ah ee dalkeenna ku soo duulay.
Bil mushaarkayga ah ayaan ku deeqay, waxaanan ku dhiirrigelinayaa labada Gole ee Baarlamaanka in ay gacan ka geystaan taakuleynta naftood hurayaasha difaaca dalkeena iyo diinteena u halgamaya.May be an image of text that says "#TaakuleyntaClidamadaPL ច ផតសេព្ព់រេ CNIT RAS SANDUUQA TAAKULAYNTA CIIDANKA PUNTLAND FADLAN MUWAADIN GARAB ISTAAG CIIDANKAAGA 等 Salaam Bank 81466563 Dalka Gudihiisa: *886 *81466563*Lacagta# Dadka Dibadda jooga: TAA AWE Waafi Golis Golis Merchant 375934 Dalka Gudihiisa: 884*375934*Lacagt Lacagta# Dadka Dibaddajo DadkaDibaddajooga: jooga: TAA NF Waafi Amal Bank 221104964517 Dalka Gudihiisa: Booqo xarunta Amal Bank Dadka Dibadda Dibaddajooga: jooga: GUDDIGA TAAKULAYNTA IYO DARYEELKA DHAAWACYADA CIIDANKA PUNTLAND"
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here