MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa ka hadlay hadii ciidamada Midowga Afrika ee  ATMIS ka baxaan Soomaaliya waxa la qiyaasayo ee dhici kara.

Xildhibaanka wuxuu ka jawaabay su’aalo ay dhalin yaro weydiinayeen sida Alshabaab sidii Daalibaan ma qabsan karaan Soomaaliya ATMIS kadib,Taalibaan iyo Alshabaab maxay ku kala duwan yihiin, ATMIS haday baxdo maxaa dhacaya?.

Advertisement

Xildhibaanka wuxuu xusay isaga aragtidiisa in Alshabaab la iska celin karo oo xaalada Afgaanistaan ka duwan tahay tan Somalia.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaal uu arintaan ku sharaxayo siyaasiga:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here