Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-Furey Mashruuca Imaaj oo loogu Tala-galay Dadka Tabaalaysan si loo gaarsiiyo Horumar Waara.
Mashruucan oo socon doona Mudo 5-Sano ah ayaa loogu Talagalay in la Gaarsiiyo 26,453 Qoys, kaasi oo ku Baxaysa lacag dhan 76 Million oo ka wada shaqayn doona Wasaaradaha Shaqada, Beeraha, Gargaarka iyo Xanaanada Xoolaha.
Advertisement