Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furey Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad oo Sanadkii 5-aad Qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed.
Munaasabada Furitaanka Imtixaanka Shahaadiga Madaxweynaha waxaa ku Wehlinayey Wasiirka Waxbarashada Mudane Ibraahim Aadan Ali Najah, Agaasimaha Guud Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan, Saraakisha Hay’addaha Amniga iyo Howlwadeenada Wasaraadda Waxbarashada.
=XIGASHO BARTA FACEBOOK EE MAAMULKA K/GALBEED=
Advertisement