MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia ayaa maanta Muqdisho ku soo qabqabtay 9 nin oo qaarkood ciidamada Dowlada ka tirsan uihiin kuwaasoo ku eedeysan dil,dhĂ wac iyo dhac hanti shacab.

Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa saxaafada u soo bandhigay guud ahaa  9-ka  eedeysane.

Advertisement

“waxaa ku socota baaris, Maxkamadda awooda u leh ayaana la hor geyn doonaa eedeysanayaasha oo qaarkood la tuhmayo inay yihiin shabakado abaabulan”ayaa lagu yiri warka Booliiska ka soo baxay

Maaha markii ugu horeysay oo Booliisku soo xir xiraan tiro eedeysanayaal intaas la eg oo walibana qaarkood hubeysan yihiin.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here