BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalooyinka Dowlad Goboleedka Puntland ka dhacay xaflado lagu weyneynayo 26May be an image of one or more people and crowdMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, beard and suitMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 6 people, suit and dais sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas’aasay Maamulka Puntland 1998-dii.

Magaalooyinka maanta xafladaha lagu qabtay waxaa ka mida Magaalo Xeebeedka Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Advertisement

Xaflada Boosaaso lagu qabtay waxaa ka qayb-galay Maamulka Gobolka bari,Taliska Booliiska Gobolka Bari iyo qeybaha  kala duwan ee bulshada.

Sidoo kale Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa ka mid ah meelaha lagu qabtay waxaana ka qeybgalay madaxda sar sare ee Puntland.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here