MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle saacadohii ugu danbeeyay dil ka geystay Magaalada Muqdisho.
Ciidanadaan oo ah kuwa saldhiga Booliiska Degmada Dharkeenley ayaa dabagal ay sameeyeen kadib waxay ku soo heleen gacan ku dhiiglahaan oo shalay toogtay ismaaciil Yuusuf Axmed.
Advertisement
Ninkaan uu toogtay ayaa dhaawac ahaa loo qaaday balse daqiiqado kadib u geeriyooday dhaawaca ka soo gaaray rasaasta gacan ku dhiiglaha.
Maxmada ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ka soo muuqdosi sharciga loo waafajiyo.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement