Garoowe: 18 July 2024 :Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee Hoggaanada Ciidanka Booliska Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlayay Xaaladda amniga ee Puntland,diyaar garowga sugidda amniga Doorashada qof iyo cod ee lafilayo in ay ka qabsoonto Degmooyinka Garowe,Godobjiiraan iyo Dangoronyo.

kulanka waxaa ka qayb galay Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto caydiid Axmed nuur,Taliye ku xigeenka 2aad ee ciida ka Booliska S/guuto Cismaan Cigge,Hogaanadda booliska iyo fadhiyada madaxa banaan.

Advertisement

-DHAMMAAD-

Baahintii Xafiiska warfaafinta
Ciidanka Booliska Puntland.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here