MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo xiray Maxamed Bashiir Axmed oo ku eedeysan inuu ku kacay fal baal-marsan sharciga dalka iyo inuu shacabka Soomaaliyeed u horseeday in la buriyo habraacii cashuuraha dalka.

Maxamed Bashiir Axmed wuxuu jeex-jeexay warqadii cabshuur qaadka xili kaamirana laga duubayay isagoona muujiyayna inuusan bixineyn canshuur.

Advertisement

Sidoo kale wuxuu muuqaal ahaan muujiyay inuusan diyaar u ahayn bixinta canshuurta taasoo keentay in Booliisku qaataan talaabada ah in la soo xiro.

tan iyo markii dhawaan Wasaarada Maaliyadu ku dhawaaqday inay ganacsatada canshuurta kaga goosan doonto adeega taleefoonka lacagaha la isugu diro ayaa waxaa diidmo kala hor yimid ganacsatada inkastoo Dowladu dhaqan gelisay kuna qancisay ganacsatada waa weyn.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 2 people and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here