May be an image of 13 people and treeBALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Muuse Salaad ayaa la hadlay boqolaal ciidamo wmacawisley ah oo ka soo jeeda Beesha Makane kuwaaasoo aad u hubeysan isla markaana diyaar u ah inay Alshabaab wajahaan.

Ciidamada iyo waxgaradka Beesha Makane ayaa ku amaanay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Muuse Salaad isku xirkiisa reer hiiraan marka la fiiriyo dagaalada looga soo hor jeedo Alshabaab.
Macawisleyda Makane waxay xuseen inay deg deg u xureyn doonaan dhulkooda Gobolka Hiiraan ee hada gacanta ugu jira Alshabaab..

Ugu dambeyn Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa ciidamada Makane wuxuu u ballan qaaday inay heli doonaan wax kasta oo dagaalka ay u adeegsanayaan balse iyagana laga rabo inay dagaalka safka hore ka noqdaan, cashirna u dhigaan Alshabaab.

Advertisement
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 13 people, tree and textMay be an image of 16 people and treeMay be an image of 10 people, rhinoceros, tree and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 12 people and textMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 4 people, rhinoceros and text that says "OG"May be an image of 4 peopleMay be an image of 10 people, tree and textMay be an image of 9 people, tree and text

May be an image of 10 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 13 people and textMay be an image of 11 people and treeMay be an image of 8 people and treeMay be an image of 9 peopleMay be an image of 10 people and car

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here