Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa si rasmi ah u furay shirka la-tashiga bahda garsoorka ee ku saabsan soo jeedinta wax ka beddelka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka dalka.
Dhaq dhaqaaqaan ayaa ku soo aadaya xili Dowladu qorsheyneyso muda xileedkeeda inay ku guuleysato dastuur rasmi ah oo dalku yeesho madaama mudo la soo heystay datuur qabyo taasoo Dowladu u aragto guul weyn ay gaartay.
Advertisement
bilo ka hor ayay ahayd markli Baarlamaanku wax ka badalay cutubyada 1aad ilaa 4aad ee Dastuurka dalka.
Advertisement