KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubaland ayaa maanta u fadhiistay ansixinta gudigii doorashooyinka ee xalay uu magacaabay Madaxaweynaha Maamulka Jubaland.
Xildhibaanada Jubaland ayaa dood gaaban kadib waxay ansixiyeen gudiga doorashooyinka iyo guddiga Xuduudaha ee Maamulka Jubaland.
Advertisement
Ansixinta Baarlamaanka Jubaland ayaa ku soo aadeysa xili Dowlada soo saartay warsaxafadeed ay digniin adag ugu dirtay maamulka Jubaland iyadoo looga digay magacaabista gudiga doorashooyinka.
Advertisement