Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowladda Federaalka ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga oo dhawaan ka furmi doona Magaalada Muqdisho.
May be an image of 7 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 7 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 13 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, the Oval Office, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 6 people and suitMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 4 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here