Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Jubaland xili Dowlada Somalia sheegtay in maamulada iyo faderaalkuba aadayaan doorashooyin qof iyo cod ah.

Talaabadaan waxay meesha ka saartay isku dayo lagu doonayay in Jubaland looga hor istaago doorasho dad-ban, waxaana cirka isku sii shareeray khilaafka Jubaland iyo Faderaalka.
May be an image of text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here