Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay geerida ku timid Allaha u naxariistee
 Gen: Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
Axmed Madoobe ayaa war qoraala uu soo saaray wuxuu uga tacsiyeynayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed, Ciidamada Xoogga dalka iyo eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday.
Alle ha u naxariistee Gen. Muxyadiin Sheekh Cabdixakiim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan wuxuu kamid ahaa Sarakiisha ugu khibrada iyo waayo aragnimada badnaa ee soo mara Ciidamada Xoogga dalka isagoo mudo dheer kusoo jiray shaqada ciidanka Qaranka oo heerar kala duwan uu kasoo gaaray.
May be a black-and-white image of 1 person
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here