Saraakiisha Booliska ee ATMIS ayaa kulammo kor loogu qaadayay tayada Booliska Jubbaland ugu qabtay Saldhigyada Caterpillar & Dekadda Magaalada Kismaayo.

Tababarka ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadida xirfadaha sarkaalka ee samaynta dhoola-tusyada aqoonsiga, oo ah qayb muhiim ah oo ka mid ah baaritaannada dembiyada.

Advertisement

Kabtan Zakariye Sheekh Axmed & C/Razaaq Maxamuud Cabdullaahi oo kala ah Taliyeyaasha Saldhigyada ayaa uga mahadceliyay saraakiisha tababarka u soo xiray, waxayna ballan-qaadeen in ay sii wadi doonaan wadashaqeynta ATMIS si loo ilaaliyo dadka rayidka ah.

Sarkaalka Isku xirka ATMIS, Kormeeraha Sare ee Bilayska (SSP) Eriya Elepot, ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay Hawlgalka Midowga Afrika ee lagu dhisayo awoodda @SoPoliceForce (SPF).

XIGASHO ATMIS 

May be an image of 6 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 4 people, tree and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here