QAZA (DAYNIILE.COM)-Milatariga Israel ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidankooda lagu dilay habeennimadii sabtida waqooyiga marinka Qaza.
Saraakiisha Israa’iil oo qaraxaan iyo askariga sida xun ugu dhintay ka hadlay Waxa ay sheegeen in la eegayo sida ay wax u dhaceen.
Advertisement
Ilaa 780 askari oo Israel ah ayaa la dilay tan iyo Oktoobar 2023, sida lagu sheegay tirooyinka ay daabaceen militariga Israel.
Xisaabtaan ay soo gudbiyeen waa inta ay qirsan yihiin waxaase lagu yaqaan Yuhuuda inay jabkooda qarsadaan, mana ka run sheegaan tirada saxda ah ee ciidamadooda,laga dilo xili kastana way qariyaan.
XAFIISKA WARARKA
QAZA (DAYNIILE.COM)-
Advertisement