Puntland ayaa dalka Itoobiya u qaaday qaar kamida askartii ku dhaawacantahay dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa askartan dhaawacyada qaba ka sagootiyey magaalada Boosaaso.

Advertisement

Dagaalka lagula jiro kooxda Daacish ayay ciidamada Puntland ka gaareen guulo la taaban karo, ayagoo qabsaday goobo badan oo ay kooxdu horay fariisimo ugu lahayd, islamarkaana dilay tiro dagaalamayaal ah oo isugu jira ajaanib iyo Soomaali.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here