Ugu yaraan 18 arday ah ayaa ku dhimatay 14 kalana waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay Akadeemiyada Hillside Endasha ee Kieni, oo ka tirsan ismaamulka Nyeri ee dalka Kenya.
Sidoo kale 70 kale oo caruur ka mid ahaa lama ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Advertisement
Resila Onyango, oo ah af hayeenka adeegga booliiska qaranka Kenya ayaa sidaas habeenkii jimcaha uu dabkaasi ka kacay qeybta jiifka ee iskuulka ama Akadeemiyada,
“Sababta dabka lama garanayo hadda, laakiin waxaan dib u sheegi doonnaa marka aan wax badan aan ogaanno,” ayuu yiri Onyango oo la hadlaayay CNN.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement